Xubno katirsan kooxda Daacish oo la xiray xilli ay diyaarinayeen Falal ammaan darro

Ciidamada ammaanka dalka Turkiga ayaa gacanta ku dhigay shan nin oo lagu eedeeyay in ay katirsan yihiin kooxda Khilaafada Islaamka ee Daacish, ragan la qabtay ayaana lagu eedeeyay in ay diyaarinayeen falal amniga lidi ku ah. War kasoo baxay wasaaradda arimaha gudaha ee Turkiga ayaa lagu sheegay in ciidamada amniga fuliyeen howlgalo lagu soo qabtay … Continue reading Xubno katirsan kooxda Daacish oo la xiray xilli ay diyaarinayeen Falal ammaan darro